Waa sidee Xaalada degmada Wanle-weyn oo shalay dagaalo ay ka dhaceen?

Waxaa saaka degan xaalada degmada Wanle-weyn ee gobolka Sh/hoose ka dib dagaalo shalay oo dhan ka socday gudaha iyo hareeraha degmadaas. Dagaalkan ayaa dhexmaray maleeshiyooyin iska soo horjeeda oo isku heystay maamulka Isbaarooyin lacago looga qaado gaadiidka dadweynaha oo duleedka degmadaas yaalla Ugu yaraan shan qof ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen dhowr kalena ay … Continue reading Waa sidee Xaalada degmada Wanle-weyn oo shalay dagaalo ay ka dhaceen?